Heyad caalami ah oo kashiftay sababta uu Internetku uga qo’ay qeybo ka mid ah Somalia

Shabakadda Netblock ee la socota dhaqdhaqaaqa internet-ka ayaa War ka soo saartay sababta keentay inuu go’o qadkii internetka ee Koonfurta Somalia oo maqnaa muddo ku dhowaad muddo 30 saacadood ah Netblock ayaa cilladaas la xiriirisay dhacdadii baarlamaanka ee Sabtidii ee la sheegay in xilka looga qaaday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre. Wasiirka … Continue reading Heyad caalami ah oo kashiftay sababta uu Internetku uga qo’ay qeybo ka mid ah Somalia